Walk and Bike to School
Posted on: September 21, 2024
Summary: U lugaynta iyo baaskiil ku imaanshaha dugsiga waa hab madadaalo leh oo lagu sameeyo jimicsi, lagu dhimo saxmadda iyo wasakhowga agagaarka dugsiyada,
![Kids biking into school on School Street at Genesee Hill Elementary](http://uoby.akingdum.net/wp-content/uploads/2022/06/GeneseeHill_WalkBikeRollDay-SchoolStreet-150x150.jpg)
Waayo U lugaynta iyo baaskiil ku imaanshaha dugsiga waa hab madadaalo leh oo lagu sameeyo jimicsi, lagu dhimo saxmadda iyo wasakhowga agagaarka dugsiyada, loona abuuro bulsho. Daraasaduhu waxay yiraahdeen ardayda u socota iyo baaskiilka ku taga dugsiga waxay la yimaadaan feejignaan dheeraad ah iyo diyaar u ahaan inay wax bartaan!
Maxay Maareeyaha Badbaadada Wadooyinka loomaro Dugsiyada (Sara Colling) ayaa idinka caawinkarta fikradahan iyo ka badanba (skcolling@akingdum.net – 206-532-4453).
- Hoggaami baaskiil ku imaanshaha dugsiga ama isku taxa baaskiilada. Ardaydu we kulmikaraan iyaga oo u lugaynaya ama baaskiil ku tegaya dugsiga.
- Ka Qaybqaado Maalinka Baaskiil ku Tagga Dugsiga ee October 12.
- Dalbo maalgelinta Waaxda Isgaarsiinta Seattle ee gaareysa ilaa $1,000 oo u adeegso bixinta kharashyada farshaxanka waddooyinka, dharka xilli qaboobaha, iyo kharashaadka kulamada.
- Nala wadaag guushaada si aanu ugu soo bandhigno warsidaha dugsiga iyo kan degmadaba.